Xoghayihii hore ee Qaramada Midobay Kofi Anan oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa la xaqiijiyay in uu u geeriyooday xanuuno hayay, waxaana geerida Kofi Anan si weyn uga tacsiyadeeyay madax kala duwan oo caalamka katirsan. Kofi Anan ayaa geeriyooday isaga oo jira 80-sano, waxa uuna noqday ninkii ugu horeeyay oo Afrikan ah ee noqda Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay sidoo … Continue reading Xoghayihii hore ee Qaramada Midobay Kofi Anan oo geeriyooday